Deeq A. Posted April 12, 2021 Golaha Shacab oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cod gacantaag ah ku ansixiyay Qaraarka cusub ee doorashooyinka . Qaraarkan ayaa dhigaya in dalka laga qabto doorasho Qof iyo Cod ah , iyadoo muddo laba sano ah loogu daray hay’adaha Dowladda si dalka doorashadaas uga qabtaan . Inta badan xildhibaanada ayaa cod Aqlabiyad ah ugu gacan taagay , iyadoo in ka badan 140 Mudane ay ansixiyeen Xeerka . Doorashooyinka ay baarlamaanka meel mariyeen ayaa waxa Qaban doona Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka dalka . Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites