Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Saadiq Joon “Wasiir Dubbe Warqad dambe oo laguu soo dhiibo ha akhrin, Dadkaaga dhinac ka raac”

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha Ciudanka Booliska Gobolka Banaadir Saadiq Joon oo maanta shir haraa’id qabtay ayaa baaq u diray Taysal wasaaraha xilkiisu dhamaaday.

Saadiq Joon wuxuu yiri “ Raysal wasaare ha noqon mid wax loo yeeriyo, ee Awooda Dalka ka wareeg”

Saadiq Joon wuxuu kaloo Fariin u diray Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Dubbe wuxuu isna yiri “ Dubbe Warqad dambe oo lagusoo dhiibo ha akhrin, Dadkaagana dhinac ka raac”

Sawirka hoostiisa ka daawo

AB91BCF0-DAEA-4FE8-88CC-5159CC026BA2-800
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadiq Joon

The post Daawo Saadiq Joon “Wasiir Dubbe Warqad dambe oo laguu soo dhiibo ha akhrin, Dadkaaga dhinac ka raac” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this