Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg Deg : Taliyihii Booliska Gobalka Banaadir Oo Xilka Laga Qaaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Warka Soo baxay Taliayaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa xilkii looga qaaday Taliyihii Booliska Gobalka Banaadir Sadaq Cumar Xassan .

 

Xilka Taliyaha ayaa waxaa loo magacabay Farxaan Maxamed Aadan oo horay u ahaa Taliyaha Ciidamada Haramacad .

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Xil ka qaadista 

War Degdeg ah
Xil ka qaadis
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John). Waxaana xilka Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir loo magaacabay Gaashaanle Dhexe Farxaan Maxamed Aadan (Farxaan Qaroole) oo loo dallacsiiyey Derejads Gaashaanle Sare.
sadaq.png

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this