Sign in to follow this  
Deeq A.

Bannaan-bax Lagaga Soo Horjeedo Xadhiga Kornayl Jaamac Doolaal, Oo Ka Socda Magaalada Burco

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa ka socda bannaan-bax lagaga soo horjeedo xukunka iyo Xadhiga Kornayl Jaamac Doolaal, oo shalay ay xukuntay Maxkamadda Ciidamada Millateriga Somaliland.

  • FB_IMG_1618220120467.jpg
  • FB_IMG_1618220116954.jpg
  • FB_IMG_1618220113963.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this