Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka oo maanta la horgeyn doono mudo kordhin

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa socda Abaabulka kulan sy yeelanayaan Xildhibaanada wakhtigoodu dhamaadey, kulanka oo la sheegey in looga doodayo Arimaha Doorashada.

waxaa jira warar isasoo taraya oo sheegaya in Ajande qorsoon uu jiro kasoo ah mudo kororsi uu wado Gudoomiyaha Baarlamaanku.

Inkastoo laga digay mudo kororsiga hadana waxaa shaki weyn laga qabaa in Villa Soomaaliya ay ka go’antahay iney Baarlamaanka kasoo dhameystaan mudo kordhin khasab ah.

Maalmihii u dambeeyay waxaa lagu guul daraystay in miiska Wadahadalka la isugu keeno Madaxda Soomaalida, iyadoo Dhanka Villa Soomaaliya laga quustay inay yimaadaan Afisyooni si Wadahadalku usii socdo.

Puntlandi.com Muqdisho

F45AEBC9-B534-44A0-A722-F17BEB045ECD.jpe

The post Baarlamaanka oo maanta la horgeyn doono mudo kordhin appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this