Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo Beesha Caalamku u Aqoonsaden Machanga kursiga ku dhagan

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa gabi ahaan istaagay Wadahadalkii loogu loogu diyaar garoobayay Kulanseynaha Doorashada, tasoo lagu eedeeyay Xukuumada Federaalku inay isaga baxday Shirka.

Warar Dublamaasiyadeed oo la helayo, Beesha Caalamka ayaa maalmahaan soonsocda u diyaar garoobayatalaabada aya qaadayaan,

Kulan ay yeesheen Beesha Caalamka ee dambeeyay waxay hoosta ka xariiqeen in ismarinwaaga Siyaasadeed uu horseedi karo dib u dhac.

Warar hoose ayaa sheegaya in Safiirada Qaarkood ay u arkaan Madaxweyne Farmaajo inuu yahay Macangag kursiga kundhagan idla markaasna uu qaadayo talaabo walba oo lagu fashilinayo Dadaalada socda.

Hadalkaan kasoo yeeray Beesha Caalamka ayaa muujinaya in Villa Soomaaliya iyo Beesha Caalamku ay kala quusteen, lamana oga talaabada ay qaadayaan Deeq bixiyaashu.

Puntlandi.com Muqdisho

20191012637064379059131231Madaxweyne_Far

The post Madaxweyne Farmaajo oo Beesha Caalamku u Aqoonsaden Machanga kursiga ku dhagan appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this