Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya Oo Heshay Talaal Uu Soo Saaray Shiinaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Soomaaliya ayaa dhiggeeda shiinaha kala wareegtay Talaal loogu tala galay in looga hortago xanuunka Corona Virus .

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur ayaa safiirka shiinaha ee Soomaaliya garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho kaga gudoontay 200,00 oo ah Talaalka  BBIBP-CorV oo sidoo kale loo yaqaano Sinopharm Vaccine kaas oo ay soo saartay dowladda Shiinaha .

Soomaaliya ayaa horay loo keenay Talaalka Astrazeneca kaas oo qeyba ka mid ah dalalka Caalamka Ay dad ugu dhinteen.

Talaalkan cusub ayaana welli cadeyn Waxtarka uu leeyahay.

Laba sano ka hor ayey aheyd markii gobal ku yaalla Dalka shiinaha uu ka soo bilaawday xanuunka Corona Virus kaas oo dunida oo dhan Saameyay.

Sawirada 

GoobJoog-2-1024x576.png GoobJoog-1-1024x576.png GoobJoog-1024x576.png 171726190_4016345978417207_3176009142587

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this