Sign in to follow this  
Deeq A.

Talaal Shiinaha Soo Saaray Oo Maanta La Keenayo Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta oo Axad ah dalka la keenayo Talaal ay soo saartay Dowladda Shiinaha kaas oo looga hortago xanuunka Corona Virus .

Talaalka BBIBP-CorV oo sidoo kale loo yaqaano Sinopharm Vaccine ayaa dowladda Shiinaha ugu deeqday Soomaaliya.

Axadda maanta ah ayeeyna Xukuumadda Soomaaliya Sheegtay In la soo gaarsiin doono magaaladq Muqdisho 200,000 oo Talaalka ah.

Soomaaliya ayaa horay loo keenay Talaalka Astrazeneca kaas oo qeyba ka mid ah dalalka Caalamka Ay dad ugu dhinteen.

Talaalkan cusub ayaana welli cadeyn Waxtarka uu leeyahay.

Laba sano ka hor ayey aheyd markii gobal ku yaalla Dalka shiinaha uu ka soo bilaawday xanuunka Corona Virus kaas oo dunida oo dhan Saameyay.

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this