Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Shiinaha oo maanta Soomaaliya keenaysa nooc kamid ah Tallaalka COVID-19

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Shiinaha ayaa gelinka dambe ee maanta oo axad ah dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ah.

Tallaalkan cusub oo lagu magcaabo Sinopharm Vaccine waxa soo saartay dowladda Shiinaha.

Bishan aynu ku jirno 7-dii ayay ahayd markii safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinahu uu saxiixay heshiis Tallaal covid-19 lagu keenayo Soomaaliya.

Tallaalka Sinopharm ayaa gelinka dambe ee maanta oo Axad ah la keeni doonaa gaari magaalada Muqdisho.

PUNTLAND POST

The post Dowladda Shiinaha oo maanta Soomaaliya keenaysa nooc kamid ah Tallaalka COVID-19 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this