Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Ka Qayb-gelaysa Bandhiga Dunida Muslimka Oo Lagu Qabanayo Taiwan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Taiwan)-Danjiraha Somaliland u fadhiya Taiwan , Maxamed Haggi ayaa ka qaybgalay daahfurka bandhig kor loogu qaadayo isdhexgalka iyo isfahanka Taiwan iyo dunnida Muslimka ah.

Bandhiga oo socon doona Apr 9 – Apr 18 waxa dad waynuhu ka baran doonaan dhaqanka iyo taariikhda Islaamka. Sidoo kale maalmaha ugu horraysa Ramadaanta waxa jiri doonta afur wadareed dadka oo dhan u furan.

Bandhiga waxa sidoo kale qayb ka ah Saudi Arabia, Jordan, Turkey, Oman, Bahrain, Kuwait, United Arab Emirates, Nigeria, Indonesia, Malaysia, Brunei, iwm

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this