Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Farmaajo oo wali ku adkaysanaya in Shir uusan jirin, iyo Beesha Caalamka oo khasbaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Kadib markii Todobaadkii hore uu Madaxweyne Farmaajo ka baxsadey Teendhadii uu ka socdey Shirka loogu gogol xaarayo Doorashada ayaa Beesha Caalamku ay si kulul ula hadleen Madaxda Federaalka iyo Maamulada taabacsan, waaxaana la faray iney Sharuud la’aan kusoo laabtaan Miiska wadahadalka.

Shirka ayaa laguwadaa inuu dib u furmo Beri oo Axada laakiin Warar Dublamaasiyadeed oo ay helayaan Howlwadeenada Puntlandi.com Maamulka Farmaajo waxay wali ku adkeysanayaan in Shirkii uu burburay, Beesha Caalamkana waxay usoo jeediyeen iney faraha kala baxaan Arimaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid CabdullashivDeni ayaa hada wada Dadaal si Shirku usii socdo, isagoocwadatashiyo la samaynaya Beesha Caalamka.

Puntlandi.com Muqdisho

Farmaajo.jpg

The post Maamulka Farmaajo oo wali ku adkaysanaya in Shir uusan jirin, iyo Beesha Caalamka oo khasbaysa appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this