Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo kan Shacabka wuxuu U hambalyeeyey Madaxwrynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo markii shanaad la doortay.

Madaxweyne Deni ayaa Ismaciil Cunar Geele u rajaynaya inuu Illaahay ku Garab galo Hogaaminta shacabkiisa oo markii Shanaad u doortay inuu hogaamiyo.

Madaxweyne Geele ayaa Cid aqlabiyad ah loogu doortay inuu Dalka hogaamiyo.

Puntlandi.com Muqdisho

CD76D3A3-4C53-459E-9912-894DC8068B17-380

The post Madaxweyne Deni oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Jabuuti appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this