Deeq A. Posted April 10, 2021 Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo kan Shacabka wuxuu U hambalyeeyey Madaxwrynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo markii shanaad la doortay. Madaxweyne Deni ayaa Ismaciil Cunar Geele u rajaynaya inuu Illaahay ku Garab galo Hogaaminta shacabkiisa oo markii Shanaad u doortay inuu hogaamiyo. Madaxweyne Geele ayaa Cid aqlabiyad ah loogu doortay inuu Dalka hogaamiyo. Puntlandi.com Muqdisho The post Madaxweyne Deni oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Jabuuti appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites