Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkaddaha Soomaaliyeed waa inay xiriirradooda diiradda ku saaraan SAAMEYNTA ay bulshada ku leeyihiin

Recommended Posts

Deeq A.   

Ganacsiyada Soomaaliyeed waxay kaalin weyn ka qaateen, walina ay kaga jiraan dib u soo kabashada dalka. Ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya waa kuwo mid kamid ah minnaaradaha dhifka ah ee wali ka iftiimaya dalka, in kasta oo uu socday dagaal sokeeye oo dhaawacay qaran dhan iyo dadkiisii

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this