Deeq A. Posted April 10, 2021 Wararka ka imaanaya dalka Djibouti ayaa sheegaya in markii 5-aad uu madaxweynnimada dalkaasi ku guuleystay madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle. 215,000 muwaadin oo isku diiwaan geliyey doorashada ayey 98% codkooda siiyeen Geelle halka waxyar u codeeyeen ganacsade waxyar laga yaqaano. Madaxweyne Cismaaciil Geelle oo 73 jir waxaa uu dalkaasi madaxweyne ka yahay tan iyo 1999-kii. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites