Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo Wasiirkii Warfaafinta Sadam Xuseen Iyo Wasiir Dube hal mid ayay ka siman yihiin

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaalkii Ay Ciidamadii huwanta ee ay hogaaminayeen Maraykanku ay ku qaadeen Sadam Xuseenkii Ciraaq ka talinayay waxaa laga xasuustaa Wasiirkiisii Warfaafinta Mohammed Said al-Sahaf oo xiligii Dagaalku socdey maalin walba Shirka jaraa’id qaban jiray.

Shirarka Jaraa’id ee Wasiirku wuxuu Caalamka u sheegi jiray Borobogaando been ah oo lagu taageerayo Sadam Xuseen, Hadaladisii waxaa kamid ahaa , waan tirtiray Ciidamadii huwanta, sidii Jiitka ayay u yaaceen iyagoo firxad ah, Ciidamada Cirka kasoo dhacay ee Ciraaq ayaa soo ridey Diyaarado, laayayna Ciidamadii Maraykanka, Madaxweyne Sadam Xuseen Aabaha Ciraaq wuu guulaystay, Hada ogow xiliga uu saas u hadlayo qarka ayaa loo saaraa Baqdaad ilaa aakhirkii Wasiirka oo Shir jaraa’id qabanaya ay Ciidamadii huwanta dhinac walba kasoo galeen Baqdaad.

Mohammed Said al-Sahaf wuxuun Aduunka ku caan baxay Wasiirkii Aduunka ugu beenta iyo Borobogaandada badnaa uguna indha adkaa, isagoo difaacaya Sadam Xuseen

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Farmaajo Cusmaan Dubbe waxba kama duwana Wasiirkii Sadam Xuseen ee Warfaafinta, Wasiir Dube wuxuu Been iyo borobogando ku difaacayaa Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey,

wax yar ila Daawada Mohammed Said al-Sahaf Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadii Sadam Xuseen,

43239EB0-69E6-4D41-A122-BDAC9E4B711E.jpe

The post Daawo Wasiirkii Warfaafinta Sadam Xuseen Iyo Wasiir Dube hal mid ayay ka siman yihiin appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this