Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni, Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka oo kulmay

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta waxaa kulan dhex maray Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Beesha Caalamka, kulankaasoo looga wada hadlay Shirkii shalay iyo dhamaadkiisii.

Labada Madaxweyne waxay hoosta ka xariiqeen in Dowlada Federaalka iyo Maamulada la socdaa aysan daacad ka ahayn Dadaalka docda ayna Isku dayeen inay Shirka fashiliyeen.

Lanøbada Masuul waxay sheegeen in shir burburay aysan ka warhayn, Shirkii shalayna uusoo dhamaadey iyadoo lawada balamay Maalinta Xigta.

Beesha Caalamku waxay Labada Madaxweyne ku wargaliyeen inay Beesha Caalamka ka go’antahay in Dalka Doorasho ka dhacdo, isla markaasna aysan aqbalayn mudo kordhin.

Puntlandi.com Muqdisho

E0A53B17-9D20-4880-A4D0-BCEC6A7ADD9C.jpe

The post Madaxweyne Deni, Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka oo kulmay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this