Sign in to follow this  
Deeq A.

Midawga Musharixiinta Oo Farmaajo Ku Eedeyay Fashilinta Wada Hadalada Doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Midawga musharixiinta ayaa war ka soo saaray wadahadalada Dowladda Federaalka ay sheegtay in ay fashilmeen.

 

Xubnaha midawga musharixiinta ayaa sheegay in ay ka Walacaasan yihiin isku dayada Farmaajo uu ku doonayo in uu ku fashiliyo wadahadalada doorashada.

 

xubnaha musharixiinta ayaana Farmaajo ku eedeyay in uu marba marka ka dambeysa uu carqaladeynayo geddi socodka doorashada .

Hoos Ka Akhriso Warka Midawga Musharixiinta.

IMG-20210407-WA0071-728x1024.jpg IMG-20210407-WA0072-724x1024.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this