Deeq A. Posted April 7, 2021 Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi.com ah heleen, Baarlamaanka Puntland ayaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni usoo jeediyay inuu Dalka kadib ugusoo laabto si deg deg ah. Fariinta Madaxweyneha ay Baarlamaanku u direen ayay ku sheegeen in uu wadatashi ugusoo laabto Puntland. Qaar kamida Xildhibaanada Puntland ayaa tilmaamay in Puntland ay intii karaankeeda isku dayday in Dalka laga badbaadiyo Burbur iyo Kaligii Taliye dib loosoo cesho. Hadalka hada kasoo yeeray Baarlamaanka Puntland ayaa kusoo aadaya Xili ay Maanta Dowlada Federaalka ka dhuunteen Shirkii Arimaha Doorashada oo socda. Puntlandi.com Garowe The post Breaking News— Madaxweyne Deni oo Garowe looga yeeray appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites