Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland Iyo Jubbaland Oo Sheegay In Uusan Jirin Shir Fashilmay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda dowlad gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland oo maanta ay horay dowladda Federaalka ah ugu eedeysay in ay ka dambeeyen Fashilla wadahadalada doorashada ayaa sheegay in aysan jiriin meel ay ku fashilmeen wadahadalada .

 

War-saxaafadeed wada jir ah oo ay soo saareen madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Fashilka dowladda ay sheegtay uu yahay mid madaxeeeynaha waqtigiisa dhamaaday uu ugu gogol xaarayo mudda kororsi.

 

Labadan maamul ayaasidoo kale sheegay in Farmaajo uu diidan yahay in wadahadal lagu lagu heshiiyo.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeedka Puntland Iyo Jubbaland .

received_266656045093102-791x1024.jpeg received_1178995502531438-791x1024.jpeg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this