Deeq A. Posted April 7, 2021 Madaxwwynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga baxay shirkoo socda , wuxuuna Madaxweynuhu ka carooday kadib markii Madaxweyne Axmed Madoobe uu hadalo ku yiri. Ilowareedyo ayaa Puntlandi.com u xaqiijayay in labada Madaxweyne ay ku mureren Arinkaas Gobolka Gedo iyo Kulankii ay Wasaarada Arimaha Gudaha Ay ku sheegtay inay la kulmeen Odoyaasha Dhaqanka Jubbaland. Madaxweyne Farmaajo kolkuu Shirka ka baxay waxaa ka daba baxay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeele . Goor dhow ayaa Ountland Qoraal kasoo saaraysaa Burburka Shirka, waxayna ku sharaxayaan sababta keentay in Shirka lagu kala koco. Puntlandi.com Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo ka xanaaqay Shirkii Wadatashiga appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites