Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo ka xanaaqay Shirkii Wadatashiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxwwynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga baxay shirkoo socda , wuxuuna Madaxweynuhu ka carooday kadib markii Madaxweyne Axmed Madoobe uu hadalo ku yiri.

Ilowareedyo ayaa Puntlandi.com u xaqiijayay in labada Madaxweyne ay ku mureren Arinkaas Gobolka Gedo iyo Kulankii ay Wasaarada Arimaha Gudaha Ay ku sheegtay inay la kulmeen Odoyaasha Dhaqanka Jubbaland.

Madaxweyne Farmaajo kolkuu Shirka ka baxay waxaa ka daba baxay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeele .

Goor dhow ayaa Ountland Qoraal kasoo saaraysaa Burburka Shirka, waxayna ku sharaxayaan sababta keentay in Shirka lagu kala koco.

Puntlandi.com Muqdisho

8E791AB4-099A-4C62-A38E-4346CC5E9A05-517

The post Madaxweyne Farmaajo oo ka xanaaqay Shirkii Wadatashiga appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this