Sign in to follow this  
Deeq A.

Mashruuca Dekada Garacad waa kii ugu weynaa Abad oo Bulshadu hirgaliso

Recommended Posts

Deeq A.   

Mashruuca Lagu dhisayo Dekada Garacad oo ku bilowdey Hanaanka isku tashiga Bulshada ayaa waxaa ku baxaya in ka badan 200 Milyan oo Dollarka Maraykanka ah,Waa Madhruuca uguwatn Afrika oo Bulshadu hirgaliso iyagoon wax Casumaad dhaqaale ah aysan ka helin gacan shisheeye.

Rumayso ama ha rumaysan Dekada Garacad waxay noqonaysaa Dekada ugu weyn Soomaaliya , Hada waxaa Bada Gudaha loogala in waxyar ka badan 700 oo mitir, waxaana la filayaa in la gaarsiiyo 1 km( 1000 mitir). Waxayna noqonaysaa Dekada ugu noolaa dheer( Gunta hoose ee Bada).

Dowlada Puntland ayaa u samaysay Ciidan gaara oo ilaaliya Dekada kuwasoo Saldhig wayn ka samaystey dhanka Koonfireed ee Magaalada Garacad, Garacad waxay noqonaysaa Dekada labaad ee Puntland,

Dhismaha Dekada waxaa feer socda oo meel fiiacan maraya Dhismaha Haangarada Lagu keydin doono waxyaabaha kasoo dega Dekada, waxayna noqonayaa Hangaro aad u waaweyn.

Maamulka Mashruucaan waxay tidobaadkaan shaaciyeen in guul weyn laga gaaray Dhismaha Dekada,

Puntlandi.com

5866A7F8-FA2D-4764-8CEE-E7CD8A24EB7E.jpe BD9C071D-7ACC-45F7-8DC4-160B11474412-800 B24344F9-0FDB-4CA8-88E7-3F695EC14E49-800 3A7B8B21-F34C-49DA-BD1C-331800F4523D-800 36D6E6E2-EAA6-4D64-9935-1BA98F975C57-800 B2FC60B8-56AE-4886-8C9A-58A158EC2F3F-800 C922EDD3-3882-4110-B415-A3AC13CB899E-800 B3B41547-BD14-4782-A101-05D4321629FF.jpe

The post Mashruuca Dekada Garacad waa kii ugu weynaa Abad oo Bulshadu hirgaliso appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this