Deeq A. Posted April 6, 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku maqan Deegaanadiida ayaa dalbadey in Shirka Madaxda Soomaalida uga socdey Afisyooni dib loogu dhigo maalin, Maadaama uusan kasoo gaari karin maanta. Madaxweynaha Galmudug ayaa Dhuusamareeb u duulay kadib markii Al-shabaab ay dhow Deegaan oo Gobolka Galgaduud ka tirsan ay soo weerareen. Warar laga helayo Madaxtooyada Puntlanf ayaa iyana sheegaya in Madaxweyne Deni uu wadatashi la leeyahay Madasha Badbaado Qaran, Puntlandi.com Muqdisho The post Madaxweyne Qoorqoor oo dalbadey in Shirka dib loogu dhigo appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites