Sign in to follow this  
Deeq A.

TACSI : – Allaah ha u naxariistee Xuseen Sheekh Maxamed-Bashiir ( Xuseen Daaniye ) oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi- Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCUUN

GEERIDU WAA XAQ.

Allaah ha u naxariistee waxaa xalay oo Isniin aheyd 5.04.2021 ku geeriyooday magaalada Nairoobi ee Dalka Kenya Xuseen Sheekh Maxamed-Bashiir ( Xuseen Daaniye )

Dhamaan xubnaha Jaaliyada Somaaliyeed ee Puntland/Jubbaland ee Danmark waxay iyagoo ka tiiranyeysan geeridaa naxdinta leh ee ku timid Adeer Xuseen Sheekh ay Tacsi tiiranyo leh u dirayaan dhamaan Qoyska Reer Xuseen Daaniye iyo Qoyska Reer Cartan Shire, Ehelkii iyo Asxaabtii uu marxuumku baxay, iyagoo Allaah uga baryaaya in uu samir iyo iimaan ka siiyo, marxuumkana Rabbi Janadii Fardowsa Hoy uga yeelo.

Dhamaan maamulka iyo Hawlwadeenada Shabakada Puntlandi waxay Tacsi gaar ah u dirayaan Walaal Maxamed Xuseen Daaniye geeridaa naxdinta leh ee ku timid Adeer Xuseen Sheekh Maxamed-Bashiir

  • FB_IMG_1497216468484-1-460x500.jpg

The post TACSI : – Allaah ha u naxariistee Xuseen Sheekh Maxamed-Bashiir ( Xuseen Daaniye ) oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi- Kenya appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this