Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkii Afisyooni oo markale bilowdey maanta, Xogtii u dambaysay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xarunta Afisyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa saaka maalintii labaad ka bilowdey Dhirkii Wadatashiga Doorashada, Shirkasoo maalintii kowaad aan waxba kasoo bixin.

Maanta waxaa la sugayaa in Dhirka lasoo gabagabeeyo oo ay go’aamo kasoo baxaan inkastoo wali Qodobadii la isku hayay ay u muuqdaan kuwo lagu kala fogyahay.

Muranka xoogan wuxuu shalay ka dhashay Qodob kamid ah Heshiiskii 17 Sebtembar, Qodobkasoo ah Gudiga Doorashada ee Madaxweyne Farmaajo soo magacaabay, Deni iyo Axmed Madoobe waxay taagan yihiin in Gudigaas wax kaga badalo halka Madaxweyne Farmaajo uu wali taagan yahay inaan lasoo hadal qaadin Gudigaas, ay ahaanayaan sidii loosoo magacaabay, Maanta waxaa la rajaynayaa in Qodobkaan markale laga wadahadlo.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

A2E3A683-833B-45E9-890F-CDBA64DE037B-754

The post Shirkii Afisyooni oo markale bilowdey maanta, Xogtii u dambaysay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this