Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha Badbaado Qaran Oo DF ku Eedeysay In ay Dayacday Ciidamada Dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare , Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay Farmaajo in uu dayacay ciidamada Xoogga Dalka.

Qoraal ka soo baxay Madasha ayaa sidoo kale lagu sheegay in Farmaajo Ciidamadii Ku sugnaa Furimaha dagaalka uu u soo raray magaalada Muqdisho.

 

Warka ka soo baxay Madasha Badbaado Qaran ayaa sidoo lagu xusay in Hay’adda NISA ay dayacyaday Howlahii loogu talagalay , balse ay NISA ku mashquulsan tahay sidii Siyaasiyiinta Mucaaradka dhaq dhaqaaqoda loola socon lahaa .

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Ka Soo Baxay Madasha Badbaado Qaran

BADBAADO.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this