Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya oo bilowday Adeegsiga tiknolojiyadda “Daruur beerista”+Dalka ka caawinaya & Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Itoobiya oo bilowday Adeegsiga tiknolojiyadda “Daruur beerista”+Dalka ku caawinaya & Sawirro

 i1-e1617509099994.jpg

 

Itoobiya ayaa bilowday qorshe lagu magacaabo ”daruur beeris” oo uu dalkaa ka hirelinayo RW Abiy Ahmed oo horay arrintan ugu sharraxay Baarlamanka Itoobiya.

Itoobiya ayaa sheegtay inay horay ugu guulaysatey tijaabooyin hore iyadoo la adeegsanayo tiknolojiyadda casriga ah oo ay Itoobiya doonayso inay horumar ka samayso dhinacyo badan oo uu ka mid yahay caqliga macmalka ah (Artificial Intelligence).

 

Habka loo yaqaan ”daruur beerista” oo ah aragti uu 1891-kii soo jeediyey Louis Gathmann ayaa ah in dareere carbon dioxide lagu buufinayo hawada iyadoo tijaabooyin lasoo wadey tan iyo 1930-kii.

 t2.jpg3.jpg

Dalka Imaaraadka oo ka mid ah dalalka haatan tiknolojiyaddan adeegsada ayaa ka caawinaya dalka Itoobiya, sida ay wararku sheegayaan.

b6-300x200.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this