Sign in to follow this  
Deeq A.

Faahfaahin, 7 Qof ayaa ku dhintay Qarax lala beegsadey Degmada Shangaani

Recommended Posts

Deeq A.   

Qarax Ismiidaamin ah oo uu iskusoo xiray Qof naftii halige ah ayaa caawa ka dhacay Makhaayad ku taal Degmada Shangaani ee Magaalada Muqdisho.

Dad goobjoogayaal ah ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyay in 7 Qof ay ku nafwaayeen halka 4 Qofna dhawac yihiin.

Waa weerarkii Afraad oo maanta ay qaadaan Maleeshiyaadka Al-Shabaab, Saaka waxay weerareen Xeryo Ciidan oo ku yaal Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Gobolka Galgaduud.

Puntlandi.com Muqdisho

Puntlandi-Breaking-news-center.jpg

The post Faahfaahin, 7 Qof ayaa ku dhintay Qarax lala beegsadey Degmada Shangaani appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this