Deeq A. Posted April 3, 2021 Shirkii Madaxda Soomaalida ayaa goor dhawayd ka furmay Xarunta Afisyooni, Shirkasoo looga arinsanayo Ajandaha Shirweynaha Soo socda. Dhamaan Masuuliyiintu waa u dhanyihiin waxaa iyana la sugayaa in ay dhowaan kusoo biiraan Beesha Caalamka. wixii soo kordha kala soco halkaan. Puntlandi.com The post Afisyooni:- Shirkii Madaxda Soomaalida oo furmay appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites