Sign in to follow this  
Deeq A.

Afisyooni:- Shirkii Madaxda Soomaalida oo furmay

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkii Madaxda Soomaalida ayaa goor dhawayd ka furmay Xarunta Afisyooni, Shirkasoo looga arinsanayo Ajandaha Shirweynaha Soo socda.

Dhamaan Masuuliyiintu waa u dhanyihiin waxaa iyana la sugayaa in ay dhowaan kusoo biiraan Beesha Caalamka.

wixii soo kordha kala soco halkaan.

Puntlandi.com

86C519AE-75E3-4FB6-8343-17CC7CF93C11.jpe

The post Afisyooni:- Shirkii Madaxda Soomaalida oo furmay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this