Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Qoor Qoor oo weli kulamo ka wada magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta gelinka dambe Hotel Jasiira waqti kula qaatay qaar ka mid ah bulshada caasimadda Muqdisho iyo Siyaasiyiin.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Muqdisho u jooga ka qeyb galka Shirka Wadatashiga ee arrimaha Doorashooyinka iyo sidii xal waara loogu heli lahaa Doorashada Dalka.

Kulanka oo ahaa xog wareysi ayaa ku soo idlaaday guul.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

IMG-20210402-WA0040IMG-20210402-WA0038IMG-20210402-WA0037

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this