Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota qoyskii uu kabaxay Suldaan Rashiid

Recommended Posts

Deeq A.   

Tacsi Inaalilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ilaahay Janadii ha ka waraabiyo Marxuum Suldaan Rashiid Ali dDucaale oo ku geeriyooday Ceerigaabo Ilaahay Naxariistii Janno Alla ha ka waraabiyo samir iyo Iimaan Alla inaga siiyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay.

Ali Mahamed Waranade
Hargeisa

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this