Deeq A. Posted April 2, 2021 Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ku wargelisay arrimo la xariira dib u bilaabidda qabashada codsiyada baasaboorka, kaasi oo la bilaabayo 4ta bishan April. Halkan ka Akhriso War-Saxaafadeedka ka soo baxay hay’adda Socdaalka. View the full article Share this post Link to post Share on other sites