Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Caafimaadka oo la kulantay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur iyo Ku-Simaha Agasimaha Guud ee Wasaardda Mudane Maxamad Cabdulqadir Xirsi ayaa kulan laqaatay Safiirka Dawladda Shiinaha u fadhiya Soomaliya Danjire Qin Jian.

Wasiirk Wasaaradda Caafimaadka ayaa safiirka Shiinaha uga mahadcelisay sida Dawlladda Shiinaha ay markasta u garab taagantahay Soomaaliya.

Shiinaha ayaa lafilayaa in goordhaw ay Soomaaliya soo gaarsiin doonto Tallaalka Sinovac oo ay ugu deeqday Wasaaradda Caafimaadka ee Dowllada Federaalka Soomaaliya, kaasoo qayb ka noqanaya ladagaallanka iyo xal u helidda Caabuqa COVID-19.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this