Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka DF iyo dowlad goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Kaddib dadaallo maalmiihii ugu dambeeyey ay waddeen wakiilada beesha caalamka ayaa lagu guuleystay in maalinta berri ah kulan hor dhac ka yeeshaan mashkaladaha ku xeeran doorashada madaxda DF, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Qoraal xalay ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo isugu yeeray mar kale madaxda dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir shir maalinta berri ah ka furmaya Afisiyooni.

Kulanka maalinta berri ay ayaa hordhac u noqon doona shirweyne lagu waddo in  lagu dhameeyo khilaafka ka taaggan doorashada heer Qaran ee Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this