Sign in to follow this  
Deeq A.

Rag Dil ka Geystay magaalada Gaalkacyo oo gacanta lagu dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa gacanta ku dhiigay koox ka dambeysay dil ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo lala beegsaday sarkaal ka tirsanaa laanta dambi barista ee gobolka Mudug .

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay sidoo kale wadaan baaritaanno laga fulinayo xaafadaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Guddoomiyaha ayaa ka codsaday waalidiinta in ay Laamaha amniga la wadaagaan xogaha quseeya amniga, isla-markaana gacan ka geystaan sugidda xasiloonida gobolka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this