Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo war kasoo saartay shirka beri ka dhacaya Afisyooni

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo dhoweysay dadaalka beesha caalamka ee ku jihaysan xallinta muranka ka taagan arrimaha doorashooyinka ee 2021-ka.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in beesha caalamku qaban-qaabisay in Sabtida la isu’gu yimaado kulan hordhac u ah shirka doorashooyinka.

Shirka dhex-mari doona dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa ujeedkiisu yahay sidii Is-afgarad looga gaari lahaa Ajandaha shirka guud.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this