Deeq A. Posted April 2, 2021 Koox hubeysan oo aan la-garaneyn ayaa degmada Baladxaawo saacadihii la soo dhaafay waxa ay ku dileen Nabadoon Maxamed Xaashi Diiriye, xili uu ku sugnaa magaaladaasi. Laamaha amnigadDegmada ayaa haatan wada baaritaanno la xiriira dilka nabadoonka, kuwaasi oo goobta falka dilka ah ka dhacay soo gaaray. Allaha u naxariistee Nabadoon Maxamed Xaashia yaa ka mid ahaa odoyaasha dhaqanka ee gobolka Gedo, wuxuuna ka soo qeyb qaatay nabadeynta iyo dib-u-heshiisiinta. View the full article Share this post Link to post Share on other sites