Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo sheegtay in Beesha Caalamku qaban-qaabisay Shirka Sabtida

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Puntland ayaa soo dhowaysay, dadaalka Beesha Caalamka ee ku jihaysan xallinta muranka ka taagan Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in Beesha Caalamku qaban-qaabisay in Sabtida la isu’gu yimaado shir hordhac u ah Shirka guud ee Arrimaha Doorashooyinka dalka.

Shirka Sabtida oo dhexmari doona Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa ujeedkiisu yahay sidii Is-afgarad looga gaari lahaa Ajandaha shirka guud.

PUNTLAND POST

The post Puntland oo sheegtay in Beesha Caalamku qaban-qaabisay Shirka Sabtida appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this