Sign in to follow this  
Deeq A.

Odey Dhaqameed caan ka ah Jubbaland oo lagu dilay Baledxaawo

Recommended Posts

Deeq A.   

Illaahay naxariistii haka waraabiye Maxamed Xaashi Diiriye oo kamid ah Odoyaasha Dhaqanka oo aad looga yaqaan Gobolka Gedo ayaa Kooxo hubaysan ku toogteen Magaalada Baledxaawo ee Gobolka Gedo.

Dad ku sugan Mandheera ayaa Puntlandi.com u xaqiijayay Dilka Marxuumka oo ahaa Nin aad looga yaqaan Magaalada Baledxaawo iyo nawaaxigeeda.

Maxamed Xaashi Diiriye wuxuu kamid ahaa Odaydhaqameedka Baledxaawo, ilaa hada lama hayo cida ka dambeysay Dilka Marxuumka

Magaalada Baledxaawo waxaa buux dhaafshay Ciidamo kala duwan oo Xukuumada Madaxweyne Farmaajo ay siyaabo kala duwan ku keeneen

Puntlandi.com Mandheera

F6B143E9-ED60-4CC6-8BC0-C6DF2A06754D-551

The post Odey Dhaqameed caan ka ah Jubbaland oo lagu dilay Baledxaawo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this