Sign in to follow this  
Deeq A.

Isuduwihii Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Is-Casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco)-Isuduwihii Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Dr. Aadan Casayr ayaa Iska Casilay Xilkii.


Isuduwaha Ayaa ku sababeeyay Iscasilaadiisa Xaalada Covid19 ee Burco oo sii Xumaanaysa Isla markaana Aanu qaadi Karin masuuliyada Dadka Xanuunsanaya iyo kuwa Udhimanaya Covid19.,

Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this