Deeq A. Posted April 1, 2021 Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta la kulmay Safiirka Dalka Sweden u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Staffan Tillander Kulanka oo ka dhacay Hotelka uu degan yahay Madaxweynuhu. Kulankaan ayaa qayb ka ah kulano dhowra oo Madaxweynuhu uu maanta mid mid ula yeelanayo Xubno ka socda Beesha Caalamka iyo Musharixiinta, waxaana laga wada hadlayaa Xaalada cakiran ee Dalka. Xalay ayay ahayd markii ay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay ka deyriyeen Xaalada Dalka, iyagoo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inuu Doorashada dib u dhigayo si Wakhtiga loogu kordhiyo. Puntlandi.com Muqdisho The post Madaxweyne Deni oo qaabilay Safiirka Sweden appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites