Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Deni oo kulan la qaatay safiirka Sweden ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qaabilay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander.

Kulanka waxaa looga hadlay arrimaha Doorashada, caqabadaha hortaagan iyo sida ugu wanaagsan ee uu qabsoomi karo shirweynaha Doorashada.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

167588552_1142307266182792_6334229391877764036_n167855740_1142307152849470_2023064524414209426_n168005446_1142307429516109_5673948896190499476_n

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this