Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaarihii Hore Ee Masar Oo Maanta Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Qaahira)-Raysal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla caasimada dalkaas ee Qaahira.

Raysal wasaaraha ayaa u geeriyooday xanuun uu qabay muddadii u dambeysay, isagoo 88 jir ah sida ay sheegtay warbaahinta Masar.

Al-Jansuuri ayaa xilka raysal wasaarinimo ee dalka Masar soo qabtay laba jeer oo kala ahaa 1996 ilaa 1999 iyo 2011 ilaa 2012.

Madaxweynaha Masar Cabdifataax al-Siisii ayaa ka tacsiyeey geerida raysal wasaaaraha, isagoo ku ammaanay howlihii uu soo qabtay intuu hoggaanka dalkaas ka mid ahaa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this