Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: R/W Rooble oo qaabilay wakiilada beesha caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka ee jooga magaalada Muqdisho.

Labada dhinaca waxay ka wada hadleen dardar gelinta iyo dhammeystirka arrimaha doorashooyinka dalka, si waafaqsan heshiiskii 17-kii September,2020 iyo soo jeedintii guddigii farsamada ee Baydhabo.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

166694760_3860717543995193_8939089146622365323_n166677523_3860717883995159_5568810410002439236_n167225820_3860718253995122_5938049727057131277_n166644873_3860718390661775_4053558930857680091_n167322533_3860718017328479_101119501049332081_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this