Deeq A. Posted March 30, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa Xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Barlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Wasiiro ka tirsan Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites