Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Siciid Deni iyo safiirka Jabuuti?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan Xasan Aadan.

Siciid Deni iyo Danjire Aadan waxay ka wada-hadleen guud ahaan xaaladda dalku marayo gaar ahaan is mari-waaga ka taagan arrimaha doorashada ee sanadkan 2021-ka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

166584407_1141132736300245_3207672566863784673_n167072503_1141132826300236_8282095776938813884_n166668815_1141132776300241_4986954525180751061_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this