Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo 7 Cisho Oo Rumaan Ah U Dirtay Musharax Shucayb Maxamed Muuse

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa 7 cisho oo rumaan ah u dirtay Musharax Shucayb Maxamed Muuse

Shucayb Maxamed Muuse ayaa maalintii seddexaad ku xidhan Saldhiga dhexe ee magaalada Hargaysa.

Xukuumadda Somaliland iyo laamaha amnigu wali si rasmi ah ugama hadlin xadhiga Shucayb Maxamed Muuse.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this