Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo Adis Ababa looga yeeray

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka aan helayno waxay sheegayaan in Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey ee Soomaaliya uu kusii jeedo Magaalada Adis Ababa halkasoo ay ku sugu foonaan Raysal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Eritrea.

Hogaamiyaasha Itoobiya iyo Eritrea Abiy Ahmed Iyo saias Afwerki  ayaa Todobaadka soo socda waxay ku balansan yihiin Adis ababa, Kulankasoo Madaxweyne Farmaajo lagu casumay.

Ilo Dublamaasiyadeed ayaa Puntlandi.com u sheegay in labadaan Masuul ay ka walwalsan yihiin in Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya in Isbadal deg dega ku yimaado.

Macada sababta Adis Ababa ay ugu yeereen Madaxweynaha Soomaaliya ee Xilkiisu dhamaadey, Waxaan iyana ilaa hada cadey Dharciyada Madaxweyne Farmaajo oo Walhtigiisu dhamaadey inuu Dalka ka duuli karo iyo in kale,

Puntlandi.com Nairobi

35C922BE-95EC-41D8-ADD6-1F14A2CDC5C3-800

The post Madaxweyne Farmaajo oo Adis Ababa looga yeeray appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this